logo

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Boqorka Sacuudiga

July 15 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah u diray Boqorka Sacuudiga, isagoo uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Amiir C/raxmaan Bin Cabdul Casiis oo ka tirsanaa Qoyska Boqorka. Dhambaal tacsi ah oo lagu qoray bogga Twitter-ka ee Villa Somalia ayaa waxaa Tacsi loogu diray Qoyska iyo shacabka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. “Madaxweynaha […]
The post Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Boqorka Sacuudiga appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply