logo

Taliye ka tirsan Ciidamada Milateriga oo lagu dilay Qansaxdheere

July 15 (Jowhar)— Taliyihii Ciidamada Milateriga ee degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay ayaa maanta lagu dilay qarax miino oo lala eegtay gaari uu saarnaa. Taliyaha ayaa lagu magacaabayay Col. Cumar Macalin Xasan, waxaana dilkiisa uu ka dambeeyay markii miino wadada dhinaceeda la dhigay lala eegtay gaarigii uu saarnaa. Qaraxa lala eegtay gaariga Taliyaha ayaa waxaa […]
The post Taliye ka tirsan Ciidamada Milateriga oo lagu dilay Qansaxdheere appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply