logo

Wasiir Beyle oo sheegay in lacagihii Turkiga ku kabi jiray Miisaaniyadda aanay 3 bilood soo gaarin

July 15 (Jowhar)— Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in muddo saddex bilood aanay qasnada dowladda ku soo dhicin lacagihii uu balan-qaaday Turkiga ee loogu tala galay kabka miisaaniyadda. Dowladda Turkiga ayaa bishii April ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya ay ugu deeqeyso lacag gaareysa labo milyan oo dollar bil kasta, si ay […]
The post Wasiir Beyle oo sheegay in lacagihii Turkiga ku kabi jiray Miisaaniyadda aanay 3 bilood soo gaarin appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply