logo

Dufcadii u horeysay oo ka qelin jebiyey Taqasuska Caafimaadka Bulshada ee Jaamacada Banaadir

July 15 (Jowhar)— Xaflad ay ku qelin jebinayeen dufcadihii ugu horeeyey ee ka soo baxay taqasuska Caafimaadka Bulshada (Master of Puplic Health) ee Jaamacadda Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda Banaadir, xubno ka tirsan aqalka sare, aqoonyahano, arday […]
The post Dufcadii u horeysay oo ka qelin jebiyey Taqasuska Caafimaadka Bulshada ee Jaamacada Banaadir appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply