logo

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo Isbitaal la dhigay, kaddib markii ay cuneen raashin sumeysan

July 15 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in illaa 18 ruux oo isugu jira Mas’uuliyiin iyo dad shacab ah la dhigay isbitaalka koofureed ee magaaladaas, kaddib markii ay cuneen raashin sumeysan. Sida ay sheegayaan wararka dadkan ayaa waxaa ku jira Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug iyo Kuxigeenka […]
The post Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo Isbitaal la dhigay, kaddib markii ay cuneen raashin sumeysan appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply