logo

California: Nin Mukulaal dilay oo 16 sanoo xabsi ah lagu xukumay

Maxkamad ku taal magaalada San Jose ee Gobolka California,Mareeykanka ayaa 16 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin lagu helay inuu si kas ah u dilay Mukulaal. Ninka Falkaan geystay oo lagu magacaabo Robert Farmer da’diisana lagu sheegay 26 jir, ayaa lagu helay inuu six un u ciqaabay dabadeedna dilay Mukulaal. Robert Farner, ayaa falkaan […]
The post California: Nin Mukulaal dilay oo 16 sanoo xabsi ah lagu xukumay appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply