logo

Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle oo ku baaqay in xal deg deg laga gaaro colaada Sh/Dhexe

July 16 (Jowhar)— Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya deegaano ka tirsan degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe inay xal kama dambeys ka gaaraan colaada u dhaxeysa oo muddooyinkii u dambeeyay soo noq-noqotay. Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xilligan ay soo […]
The post Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle oo ku baaqay in xal deg deg laga gaaro colaada Sh/Dhexe appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply