logo

Xildhibaanada Baarlamaanka oo qarka u saaran inay dib u celiyaan Miisaaniyadda sanadka 2017

July 16 (Jowhar)— Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda sanadka 2017 oo maalmo ka hor ay u soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ayaa qarka u saaran inay dib ugu celiyaan Wasaaradda miisaaniyadda sanadkan 2017 ee ka harsan 6-da bilood. Xildhibaanada ayaa doodo culus ka keenay miisaaniyada iyo qaabka loo […]
The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo qarka u saaran inay dib u celiyaan Miisaaniyadda sanadka 2017 appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply