logo

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta xukmisay guri 27 sano xoog lagu heystay

July 16 (Jowhar)— Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejisay Yuusuf Maxamed Ibraahim Uunlaaye iyo Ibraahim Maxamed Ibraahim Uunlaaye guri muddo 27 sano xoog looga heystay. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh C/llaahi ayaa sheegay Maxkamadda markii ay aragtay warqada milkiyada Ibraahim Uunlaaye oo aheyd warqad waqaf ah oo lagu wareejiyay wiilasha agoonta ah […]
The post Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta xukmisay guri 27 sano xoog lagu heystay appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply