logo

Dhagayso:Musharax Waare”Qaar kamid ah musharixiinta ciidamada dowlada ayaa ilaaliya.”

September 11 (Jowhar)—Musharax Maxamed Cabdi Waare oo kamid ah musharixiinta xilka Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in qaar ka mid ah musharixiinta Hirshabelle ay ciidamo dowlada ilaaliyaan, wasiiro ka mid ah dowladana ay gaadiidkooda isticmaalaan. Dood ay ka qeybgaleen qaar kamid ah musharaxiinta dowlad goboleedka Hirshabelle oo taleefishinka SomaliCable laga daawanayay ayuu Musharax Maxamed […]
The post Dhagayso:Musharax Waare”Qaar kamid ah musharixiinta ciidamada dowlada ayaa ilaaliya.” appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply