logo

Madaxweynaha Kenyatta oo u hanjabay Odinga haddii uu ku guuleysto doorashada ku celiska

September 11 (Jowhar)—Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu oo aqlabiyadda baarlamaanka leh uu xilka ka xayuubin doono. Kenyatta oo khudbad u jeedinayay ergo taageerayaasha xisbiga ah ayaa af Sawaaxili ku yiri “Xitaa haddii la doorto, waxaan […]
The post Madaxweynaha Kenyatta oo u hanjabay Odinga haddii uu ku guuleysto doorashada ku celiska appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply