logo

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo go’aamiyay in kulanka berri loogaga doodo Qalbidhagax

September 12 (Jowhar)—Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa kulan uu maanta yeeshay ku go’aamiyay in berri oo Arbaco ah la qaban doono ay  fadhi uu yeelanayo Baarlamaanka,isla maraana qodobada laga doodayana uu ka mid  noqon doono arrinta ku saabsan Cabdikariin Qalbidhagax. Wararka ayaa sheegaya in Guddiga joogtada ah uu ku wargeliyay xildhibaanada baarlamaanka […]
The post Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo go’aamiyay in kulanka berri loogaga doodo Qalbidhagax appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply