logo

Shirka wadatashiga shaciga Socdaalka oo ka furmay Muqdisho

September 12 (Jowhar)—Kulan ay soo qabanqaabisay hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha  loogana hadlayo dib u eegista sharciga socdaalka ayna ka qeybgalayaan qaar ka mid ah hay’adaha dowlada iyo bulshada rayidka ah ayaa si rasmi maanta uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka arrimaha Dibada Yuusuf Garaad […]
The post Shirka wadatashiga shaciga Socdaalka oo ka furmay Muqdisho appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply