logo

Afar ruux oo u dhalatay dalka Burundi oo la xirey iyagoo doonaya inay ku biiraan Alshabaab

September 12 (Jowhar)—Afar ruux oo u dhalatay dalka Burundi ayaa lagu qabtay saaka deegaanka Merile ee Isiola dalka Kenya iyagoo doonaya inay ku biiraan maleeshiyaadka Alshabaab. Booliska ayaa sheegay in raggan ay ka soo tageen magaalada Bujumbura ee dalka Kenya iyagoo iska dhigaya dalxiisayaal.Balse waxa ay safar kale ka bilaabeen iyagoo sii dhex maraya magaalada […]
The post Afar ruux oo u dhalatay dalka Burundi oo la xirey iyagoo doonaya inay ku biiraan Alshabaab appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply