logo

Laqanyo “Kalsooni ayaa ku qabaa in Xildhibaanada Hirshabeele ay i dooran doonaan”

September 12 (Jowhar)— Musharraxa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Faarax Sharawe (Laqanyo) ayaa dib ugu laabtay magaalada Jowhar, kaddib markii uu shalay aaday Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka safarkiisa iyo waxa uu rajeynayo. Musharraxa ayaa salaan qaaday dadkii isugu soo baxay soo dhaweyntiisa oo ka kala yimid dhammaan afarta xaafadood ee ay ka kooban tahay magaalada […]
The post Laqanyo “Kalsooni ayaa ku qabaa in Xildhibaanada Hirshabeele ay i dooran doonaan” appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply