logo

Qudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta bilaabanaysa

September 13 (Jowhar)—Qudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa saaka si rasmi ah ugaga bilaabanaysa Xarunta Baarlamaanka magaalada Jowhar iyadoo gelinkii dambe ee shalay la siiyay siddeed musharax shahaadooyinka musharaxnimo. Xildhibaanada baarlamaanka ayaa lagu wargeliyay xalay inay soo xaadiraan hoolka baarlamaanka iyadoo qudbada ugu horeyso uu jeedin doono Musharax Cabdi Faarax Laqanyo […]
The post Qudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta bilaabanaysa appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply