logo

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo la kulmay Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya

September 12 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa labada dhinac waxa ay kaga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo in Dawladda Denmark ay Soomaaliya ka caawiso dhinacyada dhaqaalaha iyo adeegyo horumarineed. “Waxaan […]
The post Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo la kulmay Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply