logo

Hooyo Soomaali iyo wiilkeeda oo muddo 3 sano darbi jiif ku ah Wado ku taal London (Sawirro)

September 12 (Jowhar)— Hooyo Soomaali iyo wiilkeeda oo hoy la’aan ah ayaa darbi jiif ku ah waddo ku taal magaalada London ee dalka Ingiriiska, kaddib markii laga soo saaray guri ay degenaayeen. Hooyadan iyo wiilkeeda ayaa muddo saddex sano hoy la’aan ah, waxaa gurigii ay degenaayeen laga soo saaray sanadkii 2014, kaddib markii ay ku […]
The post Hooyo Soomaali iyo wiilkeeda oo muddo 3 sano darbi jiif ku ah Wado ku taal London (Sawirro) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply