logo

Dufcadii 21-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u bilowday Todobaadka dhaqanka

September 12 (Jowhar)— Munaasabad aad u balaaran si wayn loo soo agaasimay oo loo qabtay ardayda cusub ee dufcadii 21aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ku saabsanayd todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda Muqdisho laguna baro ardayda nidaamka Jaamacadda u dagsan, lagana rabo ardayda inta uu ku guda jiro […]
The post Dufcadii 21-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u bilowday Todobaadka dhaqanka appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply