logo

Mareykanka oo weeraro cirka oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Hoose

  September 13 (Jowhar)— Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa sheegay in saddex weerar oo dhinac cirka ah ay maanta ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo lagu bartilmaameedsaday saldhigyo Al-Shabaab. War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarada duqeynta ah lagu dilay lix xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab […]
The post Mareykanka oo weeraro cirka oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Hoose appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply