logo

Qeybtii koowaad dhagaysiga qudbadaha musharaxiinta Hirshabelle oo maanta la soo gabagabeeyay

September 13 (Jowhar)—Qeybta koowaad ee dhagaysiga qudbadaha musharixiinta u tartamaysa doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar. Musharaxiinta kala ah Cabdi Faarax laqanyo,Maxamed Cabdi Waare iyo  Cabdikariin Cali Nuur ayaa qudbado ka hor jeediyay xildhibaanada baarlamaanka iyo qaar ka mid ah bulshada dowlad goboleedka Hirshabelle. Guud ahaan musharaxiinta ayaa waxa […]
The post Qeybtii koowaad dhagaysiga qudbadaha musharaxiinta Hirshabelle oo maanta la soo gabagabeeyay appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply