logo

Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 3aad furmay (Sawirro)

September 13 (Jowhar)— Bandhigga 3aad ee Carwada buugaagta Muqdisho ayaa maanta furmay, iyadoo kumanaan ruux oo isugu jira marti sharaf  iyo qorayaal ay ka qeyb galayaan bandhiggan. Bandhiggan ayaa ka duwan bandhigii labadii sano ee la soo dhaafay lagu qabtay magaalada Muqdisho, marka loo eego qaban qaabada iyo sida loo diyaariyay. Qaban qaabiyaha Carwada Buugaagta […]
The post Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 3aad furmay (Sawirro) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply