logo

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo xilka ka qaaday Wasiir taageeray dhiibistii Qalbi Dhagax

September 13 (Jowhar)— Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xiriirka Gobolada Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegto uu saaray Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Bashiir C/raxmaan, kaddib markii uu ku kacay Mas’uuliyad darro iyo hab dhaqan lid ku ah hanaanka […]
The post Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo xilka ka qaaday Wasiir taageeray dhiibistii Qalbi Dhagax appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply