logo

Dalal ay ku jirto Soomaaliya oo aan wax cod ah ka dhiiban karin Shirka QM

September 19 (Jowhar)— Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay in afar dal oo ay ku jirto Soomaaliya aanay wax cod ah ka dhiiban karin shirka sanadlaha ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey United Nations General Assembly (UNGA). Qoraalka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo soo baxday 7-dii bishan September ayaa waxa shardi looga […]
The post Dalal ay ku jirto Soomaaliya oo aan wax cod ah ka dhiiban karin Shirka QM appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply