Madaxweynaha Hirshabelle oo xil ka qaadistii u horeysay ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

September 19 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in Madaxweynaha dhowaan la doortay Maxamed Cabdi Waare uu xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim. Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin xilka ka qaadista guddoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa hase ahaatee waxa ay wararku sheegayaan in guddoomiyaha gobolka […]
The post Madaxweynaha Hirshabelle oo xil ka qaadistii u horeysay ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

Leave a Reply