logo

Galmudug oo taageertay Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta (Akhriso)

September 20 (Jowhar)— Maamul Goboleedka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee taageera Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee xiriirka u jaray dalka yar ee Qatar. War saxaafadeed caawa ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa is bar bar taag loogu muujiyay Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, oo lagu sheegay […]
The post Galmudug oo taageertay Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta (Akhriso) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply