logo

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay degmada Cadale(Sawiro)

September 20 (Jowhar)—Heshiis hordhac ah ayay labo beel oo ku dagaalamay dhowaan deegaano ka mid ah degmada Cadale waxa ay ku gaareen magaalada Jowhar xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Kulan socday muddo kabadan labo bilood ayaa ugu dambeyntii oday dhaqameedyada labada beel waxa ay ku gaareen heshiis ka kooban toban qodob. Heshiiskan ayaa waxaa uu ahaa […]
The post Heshiis horudhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay degmada Cadale(Sawiro) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply