Hirshabelle oo sharci darro ku tilmaantay go’aan lagu joojiyay qaadka ka soo dega Jowhar(Akhriso)

September 20 (Jowhar)—Qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku tilmaamay sharci darro go’aan ay soo saareen Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha dowlada federalka iyo hay’ada duulista rayidka iyo saadaasha hawada kaasoo lagu joojiyay diyaarad maalin walba qaad keenaysay magaalada Jowhar xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad […]
The post Hirshabelle oo sharci darro ku tilmaantay go’aan lagu joojiyay qaadka ka soo dega Jowhar(Akhriso) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

Leave a Reply