Maxkamadda sare ee Kenya oo soo bandhigtay sababtii ay u laaleen natiijadii doorashada August

September 20 (Jowhar)— Garsoorayasha maxkamadda ugu sareysa Kenya ayaa maanta soo bandhigay guddoon faah faahsan oo ku saabsan sababta ay u laaleen natiijada doorashadii madaxtinimada ee Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay. Ku xigeenka gudoomiyaha maxkamada ugu sareysa Kenya Philomena Mwilu ayaa sheegtay in guddiga doorashada ay diideen amarkii maxkamada ee ahaa in lagu soo wareejiyo […]
The post Maxkamadda sare ee Kenya oo soo bandhigtay sababtii ay u laaleen natiijadii doorashada August appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

Leave a Reply