logo

Madaxweynaha Galmudug oo soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka siyaasadeed (Akhriso)

September 25 (Jowhar)— Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saaray amar lagu joojinayo shirarka siyaasadeed ee aan ogolaansho looga heysan maamulkiisa, isagoo faray laamaha ammaanka iyo ciidamada in la joojiyo kulamada wax u dhimaya amniga iyo xasiloonida deegaanada Galmudug. Amarkan ayaa ka dambeeyay, markii ay soo baxday warar sheegaya inuu socdo qorshayaal […]
The post Madaxweynaha Galmudug oo soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka siyaasadeed (Akhriso) appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply