Ra’iisul Wasaaraha oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka

September 25 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre  ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka, iyagoo ka wada hadlay sidii bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dowladda Soomaaliya oo xiligan ka soo kabaneysa colaadaha mudada dheer ka jirey. Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Ms. Kristalina Georgieva […]
The post Ra’iisul Wasaaraha oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

Leave a Reply