logo

Kulan looga hadlayay iskaashiga bulshada dhexdeeda ah oo lagu qabtay Degmada Heliwaa “SAWIRRO”

Kulan dadweyne oo looga hadlay sidii bulshada isaga kaashan laheyd ka hortagga weerar lamid ah midkii 14 Oct ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay degmada Heliwaa ee gobalka Banaadir. Kulanka oo qeyb ka ah barnaamijyo wacyigalin ah oo loogu magacdaray Samawade kana socda degmooyinka gobalka banaadir ayaa waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply