logo

Yugaandha oo Ciidamo hor leh usoo direysa Soomaaliya

Dowladda Yugaandha ayaa sheegtay iney diyaarisay 5,000 oo Ciidamo ah, kuwaas oo ka qayb qaadan doona howlgalka lagula dagaallamayo Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya. Afhayeenka Ciidanka xoogga ee Dalka Yugaandha Janaraal; Richard Karemire ayaa sheegay inay dowladdoodu direyso xoogag hor leh balse ay beesha caalamku kaga baahan yihiin taageero. Dhawaan ayay ahayd markii uu Madaxweynaha Soomaaliya […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply