logo

20.000 oo dollar oo la duldhigay horjooge Shabaab katirsan oo Kenya kusugan

Iyadoo muddooyinkii ugu dambeyeey ay jirtay cabsi laga qabay in Alshabab ay weeraro ka geystaan dalka Kenya,ayaa waxaa soo baxaya digniino horleh waxaana jira lacago la duldhigay madax horjooge Shabaab katirsan. Sida ay baahinayaan warbaahinta Dalka Kenya,Taliska Ciidamada Booliska dalkaasi ayaa sheegay in  20.000  oo dollarka Mareykanka ah uu Mareykanku duldhigay madaxa horjooge kajirsan Alshabab,kaasi […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply