logo

Boliiska Soomaaliya oo soo bandhigay baaritaanno lagu hayo Dawooyin qaab Daraagis ah loo isticmaalay

Taliska Ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa soo Bandhiggay baaritaanno ay ku wadaan Daawooyin Si Daraagis ah loo Isticmaalay oo ay cabashooyin ka soo gudbiyeen qaar ka mid ah dadkii sida qaldan loogu gudbiyey, waxaana lagu soo bandhigay xarunta taliska Boliiska Soomaaliya. Halka lagu soo bandhigayey Daawooyinkan sida Daraagis ah loo Isticmaalay oo ay cabashooyin Boliiska ugu […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply