logo

Safiirka Soomaaliya ee K/Afrika oo la shiray ganacsatada

Kulankan oo lagu qabtay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Pretoria ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika, iyadoo ay ka qeybgaleen  Ganacsatada Soomaalida qaar ka mid Gobolada ay Soomaalida u badantahay ee Dalkaasi Kulankan oo ahaa kii labaad oo ay Safaaradda u qabato qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaalida ayaa loogu hadlayay sidii […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply