logo

Soomaaliland oo ay ka bilaabatay codbixinta doorashada Madaxtinimada.

Shacabka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada madaxweynaha Soomaaliland,iyadoo la arkayo dadweyne aad u farabadan oo safuuf dhaadheere kujira si ay codkooda u dhiibtaan. Gudoomiyaha guddiga doorashada ee Somaliland Siciid Cali Muuse ayaa  sheegay in uu goobo badan soo kormeeray kuwa kalana la xiriiray, codayntu ay billaabatay 7:00 subaxnimo,waxaana la filayaa in dadka […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply