logo

DAAWO SAWIRRADA:- Ra’isulwasaaraha Oo Ka Qeybgalay Daah Furka Taageerrada Haweenka Ee Ciidammada Qalabka Sida

–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka oo soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha, isla markaana ay ku muujinayeen doorkoodu ku aadan xoreynta dalka. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kula dardaarmay haweenka Soomaaliyeed inay hormuud u noqdaan dagaalka dalka looga xoreynta […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply