logo

Ra’iisul Wasaaraha ” Waxaan la dagaallameynaa caddowga Ummadda Soomaaliyeed oo ah Al-Shabaab”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Xildhibaano iyo xubno kala ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu weyneynayay ololaha taageerada Haweenka ee howlgalka ciidamada Qalabka sida. Munaasabadda waxaa kaloo ka soo qeyb galay qeybaha bulshada waxaana xafladda lagu soo bandhigay suugaan ka tarjumayso gubaabinta iyo […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply