logo

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo Tabbabar loo furay “SAWIRRO”

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa waxaa loo tababbarayaa in ay dajiyaan Qorshaha Wasaaradda ay ku shaqeyn doonto Sanadaha soo socda, waxaana tababbarka siinaya Macalimiin Ajaanib iyo Soomaali waxaana kaalin wanaagsan ka qaadanaya Hey’adda UNDP oo Soomaaliya arrimo badan ka taageerta. Furitaanka waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta iyo […]
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply