logo

TOOS U DAAWO:- Ololaha Taageerrada Haweenka Ee Hawlgallada Ciidammada Qalabka Sida Oo Muqdisho Ka Soconaya

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabad loogu magac daray ololaha taageerrada Haweenka ee howlgallada Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayadoo munaasabadda uu ka qeybgalayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, xubno ka tirsan golaha Wasiirrada iyo marti sharaf fara badan.
Source: radiomuqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply