AMISOM oo siineyso ciidamada Soomaaliya tababar ku aaddan kobcinta haweenka ku jira qaybta amniga

Muqdisho 22 Nofeembar 2017 – Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa waxaa ay siminaar labo maalmood socon doona u qaban-qaabisay xubnaha ka tirsan Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya, kaas oo ku aaddan sida loo kobcin lahaa haweenka lana taageerro ku darista haweenka arrimaha goobta shaqada. Tababarka la siinayo ugu yaraan 32 shakshi oo ka mid ah […]
Source: radiomuqdisho

Leave a Reply