Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo dalbaday in la hakiyo ansixinta Hindise sharciyeedyada

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan in la hakiyo ansixinta Hindise sharciyeedka Xukuumadda ay horgeysay Baarlamaanka, iyagoo ku baaqay in wada hadal laga sameeyo hindise sharciyeedka ka hor inta aan la ansixin. Warqad ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Golaha ahna Madaxweynaha Puntland C/wali […]
Source: Jowhar

Leave a Reply