DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Caqabadaha Horyaala Muuse Biixi iyo Layaabkii Isaga Doorashada Qabsaday

Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay Caqabadaha Hor yaala Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Isagoo sheegay inay Doorashu u dhacday Qabiil ahaan wuxuuna sheegay in wax laga qabto Qabyaalada Dadka kala gashay Xiligii doorashada.

Faysal ayaa sheegay in dhankiisa Dakhligii ugu badnaa uu uga baxay Ololaha Doorashada “Qof Kasta oo Jaadka Ku Ilko Beela, Waa In Lacag Looga Qaadaa Kuwa Keena” ayuu Faysal Waraabe

DAAWO MUUQAALKA

The post DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Caqabadaha Horyaala Muuse Biixi iyo Layaabkii Isaga Doorashada Qabsaday appeared first on Warqaad.com.


Source: Warqaad

Leave a Reply