DEG DEG:-Kulan lagu dhameystirayo heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna oo ka socda Madaxtooyada

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaa ka socda kulan lagu dhameystirayo heshiiskii Madaxda Maamulada Puntlnad iyo Galmudug ay dhawaan gaareen kaas oo ay Maanta martigelisay Madaxtooyada Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,sidoo kale Madaxda labada Maamul ee Ahlusuna iyo Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. […]
Source: News english

Leave a Reply