Sawirro:-Xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa dekada Magaalada Boosaaso

Waxgaradka Maamulka Puntlnd oo maanta kulan ku qabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa hesiis kala dhex dhigay Ganacsatda iyo Maamulka kadib markii ay isku khilaafeen Shirkadda lagu wareejiyay Dekada Mgaalada Boosaaso. Kulanka xal looga gaaray khilafka ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland, Ganacsatada Puntland, qaar ka mid ah waxgaradka Puntland, […]
Source: News english

Leave a Reply