Sawirro:-Wefdi ka socda WFB iyo Safaarada Talyaaniga oo gaaray Hobyo

Garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo maanta ka dagtay diyaarad siday wafdi ka socda hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunta WFP iyo xubno ka socda safaaradda Talyaaniga. Wafdigan ayaa sidiiran waxaa garoonka ugu soo dhaweeyey Madax ka tirsan Galmudug iyo maamulka Degmada. Wafdigan ayaa loo galbiyey gudaha magaalada halkaas oo ay kulan kula qaateen Masuuliyiinta, saraakiisha […]
Source: News english

Leave a Reply