KASHIFAAD: Somaliland Oo Dagaalkii Tukaraq Ku Weysay In Ka Badan 100 Askari

Baaritaan ay sameysy Warqaad.com ayaan ku ogaannay khasaarihii dagaalka Tukaraq ee Sool kasoo garay ciidamada maamulka Somaliland, maadaama ay iyaga weerarka lahaayeen.

Xogta ayaa sheegeysa in ciidamada Somaliland dagaalkaasi looga dilay 115 askari, waxaana uga dhaawacmay 45 kale, sidey inoo xaqiijiyeen saraakiil goob joog u ahayd wixii dhacay.

Dhanka kale, waxaa jira khasaare hantiyeed oo ciidamadan soo gaaray, sida gaadiid laga gubay iyo wixii lamid ah.

Somaliland ayaa dagaalkan waxay soo gelisay ciidamo aad u badan, waliba kuwii loogu talogalay iney sugaan amniga guud ee gobolka Sool.

The post KASHIFAAD: Somaliland Oo Dagaalkii Tukaraq Ku Weysay In Ka Badan 100 Askari appeared first on .


Source: Warqaad

Leave a Reply