XOG CUSUB: DFS Iyo Maraykanka Oo Hoosta Ka Xarriiqay Qorshihii Lagu Qarajin Lahaa Hoggaamiyaha Al-shabaab

Xog hoose oo ay heshay Warqaad.com ayaa sheegeysa in Xalane lagu saxiixay qorshihii lagu dili lahaa hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye oo ad loo radinayo.

DFS iyo dowladda Maraykanka saraakiil ka kala tirsan ayaa hoosta ka xarriqay in gabi ahaanba la qaarajiyo hoggamiyaha Al-shabaab, islaamrkaana weerarada hadda la qaadi doono ay noqdaan kuwo isaga dilkiisa u gaar ah.

Xogta ayaa sidoo kale sheegeysa in la isla gartay in hoggaamiyahan lagu dilo duqeyn cir ama dhul waxay doontaba ha ahaatee.

Axmed Diiriye ayaa maalmihii ugu dambeyay ku dhuumanayey deegaanno ka tirsan gobollada dalka.

The post XOG CUSUB: DFS Iyo Maraykanka Oo Hoosta Ka Xarriiqay Qorshihii Lagu Qarajin Lahaa Hoggaamiyaha Al-shabaab appeared first on .


Source: Warqaad

Leave a Reply