DAAWO: Ciidamadii Ugu Badnaa ee Somaliland Oo Hargeysa Kasoo Baxay iyo Duulaan Halis ah Oo ku Wajahan Puntland

Ciidamadii ugu badna ee Somaliland ayaa kasoo dhaqaaqay Magaalada Hargeysa oo xarun ah Somaliland iyago ku wajahan degaanka Tukaraq ee Gobalka oo dhawaan kala waregen Puntland halkaas oo la filayo iney tagan masuuliyiin ka tirsan Somaliland.

Wakaalada Warqaad.com Muuqaal ay heshay ayaa muujinaya bixitaanka ciidamada ugu soo baxen Magaalada Hargeyso iyado saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Somaliland ay shegen in ciidamada ay tagi donaan degaano ka tirsan Xadka Puntland iyo Somaliland.

Ciidamada oo ku gaashaman gaadiidka degaalka ayaa la arkayey iyago kasoo baxay Hargeysa isla markaana shacabka badan ay u taagnayen hareraha wada waxana arintan ay timid xili dhawaan Maamulka Puntland uu ku hanjabay degaal ka dhan ah Somaliland.

Dhawaan ayey aheyd markii degaanka Tukaraq u ka dhacay degaal xoogan oo u dhaxeya Somaliland iyo Puntland halkaas oo ay ugu danbeyn la waregen ciidamada Somaliland waxana xiligaasi waxii ka danbeyay laga daremayey labada dhinac xiisad colaaded.

Halkan Hoose Ka Daawo:

The post DAAWO: Ciidamadii Ugu Badnaa ee Somaliland Oo Hargeysa Kasoo Baxay iyo Duulaan Halis ah Oo ku Wajahan Puntland appeared first on .


Source: Warqaad

Leave a Reply